MACLUUMAADKA LAGU KEYDIYEY AALADAADA
Markaad gasho adeegyadayada, waxa laga yaabaa inaan ku kaydinno macluumaadka aaladaada ogolaanshahaaga. Macluumaadkan waxaa loo yaqaan ‘xog kaydiyayaasha’, kuwaas oo ah faylal qoraal yar oo ka kooban xarfo iyo lambaro loogu talagalay duubista waxyaabaaha aad doorbidayso. Xog kaydiyayaasha waxa lagu kaydiyaa aaladaada marka aad isticmaasho adeegyadeena marka aad booqanayso mareegteena iyo boggageena onlaynka ah.
Waxaan sidoo kale isticmaalnaa waxyaabaha la wadaago ee maxaliga ah ama “xog kaydiyayaasha degdega ah”. “Xog-kaydiyayaasha degdega ah” waxay lamid yihiin xog-kaydiyayaasha daalacada. Waxay noo oggolaadaan in aan xusuusano booqashadaada bogageena.
Xog kaydiyayaasha ama Xog kaydiyayaasha degdega ah midna looma isticmaali karo in lagu galo aaladaada ama lagu isticmaalo macluumaadka kumbiitarkaaga.
Waxaan kaliya u isticmaalmaanaa xog kaydiyayaasha iyo “xog kaydiyayaasha degdega ah” ee maxaliga ah in aan wax kula socono.
Waxaan keliya u isticmaalnaa qaababkan in aan raad-raacno isticmaalkaaga adeegyadeena anaga oo diiwaangelinayno dooqyadaada.
Xog kaydiyayaasha waxa ay naga caawiyaan in ay la socdaan soo booqadayaasha mareegteena, in ay tayeeyaan adeegyadeena, in ay kuu fududeeyaan oo ay kordhiyaan dantaada adeegyadan.
Waxaan isticmaalnaa xog kaydiyayaal la wadaago iyo xog kaydiyayaal kale si ay nooga caawiyaan in aan kusoo bandhigno xayeysiin haboon oo bartilmaameed ah.
XOG KAYDIYAYAAL SI AAD LAGAMA MAARMAAN U AH
Xog kaydiyayaasha aadka lagama maarmaanka u ah waxaa loo ogolyahay isticmaalayaasha si ay u isticmaalaan mareegta iyo sifooyinkiisa, sida galitaanka goobaha sugan ee mareegta ama sameynta dhaqdhaqaayada dhaqaale. Xog kaydiyeyaashaan la’aantooda, ma awoodi kartid in aad si wanaagsan u isticmaasho mareegteena.
NIDAAMKA DIIWAANGELINTA
Xog kaydiyayaashaan waxa haynayaan macluumaad la uruuriyey xiliga diiwaangelinta waxayna noo ogolaanayaan inaan kuu aqoonsano macaamil ahaan aana ku siinio adeegyada aad rabto. Waxaan sidookale xogtan u isticmaali karnaa in aan si wanaagsan u fahamno danahaaga onlaynka ah iyo dooqyadaada iyo in aan si degdeg ah kuugu fududeyno booqashadaada goobaheena si aad u isticmaasho adeegyadeena.
MAREEGTEENA
Xog kaydiyaasha waxaan u isticmaalnaa in aan macluumaad kaga aruurino kuwa soo booqda mareegteena.
Adeegyaadeena waxay isticmaalaan sadex nooc oo xog kaydiyayaal kala duwan:
- Xog kaydiyayaasha “ku xiran kulan”: Xog-kaydiyayaasha noocaan ah waxaa kaliya oo loo qoondeeyay kombuyuutarkaaga muddada aad booqanaysid mareegteena. Xog kaydiyayaasha ku xiran kulan waxay kaa caawinayaa inaad si dhakhso leh u gasho mareegteena iyo, haddii aad tahay macaamiil diiwaangashan, waxay noo oggolaataa inaan ku siino macluumaadka adiga kugu habboon. Xog kaydiyayaashaan si toos ah ayay u dhacaan marka aad xirto daalacadaada.
- Xog Kaydiyayaasha “joogtada ah”: Xog Kaydiyayaasha noocan ah waxay kumbiitarkaaga ku jirayaan muddo, iyadoo loo eegayo Xog Kaydiyayaasha. Xog kaydiyaasha degdega ah sidoo kale waa kuwa joogto ah.
- Xog kaydiyayaasha “Falanqaynta”: Xog kaydiyayaasha noocan waxay noo oggolaanayaan in aan ku aqoonsano oo aan tirino tirada booqadayaasha boggeena oo aan aragno sida booqadayaaha u isticmaalaan nuxurkeena iyo adeegyadeena. Tani ayaa nagu caawinaysa inaan tayeyno sida boggeena u shaqeeyo. tusaale ahaan, inaad si fudud ku soo gali karto aad si fudud ku heli karto waxa aad raadinayso.
Waxaad sameysaa go’aan mar kastana waxaad leedahay dooqo hadii aad aqbalayso ama diidayso xog kaydiyayaha.
Daalacadaha ugu badan ee mareegta si caadi ah ayey u ogolaadaan xog kaydiyayaasha, haddii aad rabto, waad bedeli kartaan hanaanka barawosarkaaga si aad u maareyso feelasha xog kaydiyayaha.
Waxaad isticmaali kartaa daalacaada mareegtaada:
- tirtir dhammaan xog kaydiyaasha;
- xannib dhammaan xog kaydiyaasha;
- oggolow dhammaan xog kaydiyaasha;
- xannib xog kaydiyaasha qolada sadexaad;
- nadiifi dhammaan xog kaydiyaasha markii daalacaada ay xiran tahay;
- furo fadhiga “daalacad gaar”/”incognito” oo kuu oggolaanaya in aad gasho interneetka iyadoo aan xog loo keydin si maxali ah;
- soo rakibo ku-darista iyo gelinta si aad u dheeraysato dooqyada daalacaada.
Halkee ayaan ka heli karaa macluumaadka sida aan u maareyo xog kaydiyaasha?
XOG KAYDIYAYAASHA DEGDEGA AH
Waxaad bedeli kartaa hanaanka Flash Player kaaga si aad isaga ilaaliso isticmaalka xog kaydiyayaasha la wadaago. Hanaanka maareyaha Flash Player kaaga wuxuu kuu oggolaanayaa inaad maareysid dooqyadaada.
Hadii aad doorato inaad diido dhammaan xog kaydiyayaasha daalacada, nasiib xumo ma awoodi doontid in aad isticmaashid sifooyinka iyo adeegyada qaar ee mareegteena qaar kamid ah adeegyadeenana si fiican kuuguma shaqeyn doonaan. Tusaale ahaan, ma awoodi doono in aan kaydino luqaddaada is-dhex-galka ee aad dooratay.